Vänskap och Integrations föreningen

Ku soo dhawow

Kusoo dhawaada barnamishka saxibtinimada iyo isdhaxgalka ee Ljusdal.
Mahiimada loo soo abaabulay ayaa ah in lagu medeeya dadka kunool dagmada Ljusdal. Ayadoona la eegenan , Halka kayimaadi qofka, Diintiisa. dhaqankiisa, midibkiisa iyo laba iyo dhidig waxuu yahay.
Ayadoona loo arka in ay tahay mahiimada, barashada dhaqamada bulshooyinka kala duwan ee kunool dagmada Ljusdal.
Ayadoo lagu dhiiri gilinaayo  dadka soo galootiga ah in ay dhaxgalaan busha weeynta iswedishka ah, ayagoona ilooweenan dhaqankood diintooda iyo IWM. 

ku sooo dhawaada barnamishka VIF!